Codkaaga dhiibo. Doorashada xaafadaada iyo tan magaalada Oslo waxay bilowdeen 10. august waxayna ku eg yihiin 10 september. Ka dib waxaa dadka oo dhan u furan in maalinta 10ka september jaanis kale la siiyo. Waxaad tegi kartaa xafiska guryaha ee xaafadada halkaas oo aad codkaaga ku ridi kartid. Codkaaga ha qasaarin ee dooro xisbiga iyo qofka aad rabtid. Wixii warbixin dheeraad ah ee kusaabsan doorashada ka aqriso www.mininfo.org